Day: May 21, 2019
-
England
Manchester United oo isku diyaarineysa inay sameyso heshiiskii ugu weynaa taariikhda gudaha England
(England) 21 Maajo 2019. Kooxda Manchester United ayaa isku diyaarineysa inay jabiso qiimaha ugu sareysa ee suuqa kala iibsiga ee gudaha…
Read More » -
Spain
Raphael Varane oo go’aamiyay mustaqbalkiisa kooxda Real Madrid, kahor xili ciyaareedka cusub
(Madrid) 21 Maajo 2019. Daafaca reer France ee Raphael Varane ayaa xaqiijiyay inuu sii joogayo kooxda Real Madrid xilli ciyaareedka soo…
Read More » -
Italy
“Ciyaaryahan ka tirsan Juventus ayaa iga codsaday inaan noqdo badalka Allegri” – Mourinho
(Italy) 21 Maajo 2019. Macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa si maldahan u sheegay in Cristiano Ronaldo uu weydiistay…
Read More » -
Italy
RASMI: André Silva oo dib ugu laabanaya kooxda AC Milan
(Yurub) 21 Maajo 2019. Weeraryahanka reer Portugal ee André Silva ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagayo kooxda Sevilla dhamaadka xilli ciyaareedkan,…
Read More » -
Spain
“Ciyaartoyda waxay ka baqaan imaatinka kooxda Barcelona, sababa la xiriira Messi” – Rivaldo
(Spain) 21 Maajo 2019. Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Rivaldo ayaa ka hadlay suurtagalnimada uu Antoine Griezmann ugu dhaqaaqi…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Liverpool oo ku dhawaaqday in Firmino uu ku soo laabtay tababarka kooxdeeda kahor finalka Champions League
(England) 21 Maajo 2019.Liverpool ayaa si rasmi ah u shaacisay in weeraryahankeeda reer Brazil ee Roberto Firmino uu diyaar u…
Read More » -
England
RASMI: Arsenal oo xaqiijisay hadii uu Mkhitaryan ka qeyb galayo finalka Europa League
(London) 21 Maajo 2019. Kooxda reer London ee Arsenal ayaa si rasmi ah ugu shaacisay website-keeda in laacibkeeda Henrikh Mkhitaryan uu…
Read More » -
England
RASMI: Olivier Giroud oo heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa Chelsea
(London) 21 Maajo 2019. Weeraryahanka Chelsea ee Olivier Giroud ayaa heshiis cusub oo hal sano qalinka ugu duugay kooxdiisa. 32-sano…
Read More » -
France
Paris Saint-Germain oo qorsheeneysa inay u dhaqaaqdo saxiixa bar-tilmaameedka tababare Zidane
(Paris) 21 Maajo 2019. Paris Saint-Germain ayaa qorsheyneysa inay dharbaaxa xoogan la gaarto tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane…
Read More » -
Italy
Juventus oo xiriir la sameysay wakiilada Maurizio Sarri si uu u noqdo badalka Massimiliano Allegri
(Italy) 21 Maajo 2019. Juventus ayaa raadineysa macalinka cusub ee bedeli doona tababare Massimiliano Allegri, kaasoo ka tagaya Kooxda dhamaadka xilli…
Read More »