Day: May 19, 2019
-
England
Roy Keane oo si aan caadi ahayn u weeraray qaar ka mid ah xiddigaha Manchester United
(England) 19 Maajo 2019. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Roy Keane ayaa weerar kulul ku qaaday ciyaartoyda Red Devils, sida caaadiga…
Read More » -
England
Difaacyada ay kooxda Man City u doonayso bedelka booska uu ka baxay Vincent Kompany oo daaha laga rogay
(Manchester) 19 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay doonayso difaacyada Matthijs de Ligt iyo…
Read More » -
England
Koox reer England ah oo hogaamineysa raacdada ay naadiyada waaweyn ee Yurub ugu jiraan heshiiska Hakim Ziyech
(England) 19 Maajo 2019. Wargeyska “The Mirror” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in kooxda ka dhisan waqooyiga magaalada…
Read More » -
England
Kooxda AC Milan oo doonaysa xiddig ka tirsan Arsenal si uu bedel ugu noqdo Cristian Zapata
(Milano) 19 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa la soo warinayaa inay doonayso inay la soo saxiixato xiddig…
Read More » -
England
Kooxaha Real Madrid iyo Manchester City oo isku heysta xiddig muhiim ka ah Juventus
(Yurub) 19 Maajo 2019. Wargeyska reer Talyaani ee “Tuttosport” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday suurtagalnimada ay kooxda Juventus ku iibin karto…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Zidane kaddib markii la weydiiyay sababta uu Bale ugu diiday fursad uu ku macsalaameeyo taageerayaasha Real Madrid?
(Spain) 19 Maajo 2019.Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa marmarsi u sameeyay go’aankii uu kursiga keydka ku fariisiyay…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kabtanka Kooxda Barcelona ee Lionel Messi oo ku guuleystay abaal-marinta Pichichi Trophy
(Barcelona) 19 Maajo 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ku guuleystay abaal-marinta Pichichi Trophy ee gool-dhalinta horyaalka La…
Read More » -
Spain
Barcelona oo barbaro la dhaafi weysay kooxda Eibar, kulankeeda ugu dambeeyay xilli ciyaareedkan horyaalka La Liga + SAWIRRO
(Spain) 19 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta ee Barcelona oo dhowr kulan kahor si rasmi ah ugu guuleysatay horyaalka La Liga…
Read More » -
Spain
“Xilli ciyaareed xun marna ma bedeli doono Real Madrid” – Marcelo oo hadlay kaddib guuldaradii Real Betis
(La Liga) 19 Maajo 2019. Ciyaaryahanka kooxda Real Madrid ee Marcelo ayaa muujiyay sida uu kaga xun yahay in xilli ciyaareedkan…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka La Liga ee kooxaha Eibar Vs Barcelona
(La Liga) 19 Maajo 2019. Kooxaha Eibar Vs Barcelona ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan horyaalka…
Read More »