Day: May 18, 2019
-
England
Kooxaha wada ciyaari doona Community Shield oo la shaaciyay, kaddib markii ay Man City ku wada guuleysatay Premier League iyo FA Cup
(England) 18 Maajo 2019. Manchester City ayaa caawa ku guuleysatay koobka FA Cup, kaddib markii ay 6-0 dirtay kooxda Watford kulankii…
Read More » -
Spain
Xilliga ay kooxda Barcelona ku dhawaaqayso saxiixa Antoine Griezmann oo daaha laga rogay… (Waa goorma?)
(Barcelona) 18 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay salka u dhigi doonto saxiixa weeraryahanka Atletico…
Read More » -
England
Manchester City oo ku guuleysatay koobka FA Cup-ka, taariikh cusubna u dhigtay kooxaha England, kaddib markii ay Wembley ku xasuuqday Watford… + SAWIRRO
(London) 18 Maajo 2019. Kooxda Manchester City ayaa ku guulaysatay koobka FA Cup-ka kadib markii ay garoonka Wembley ku dubatay…
Read More » -
Italy
Muxuu ahaa hadalkii uu Cristiano Ronaldo ku yiri ciyaartoyda Juventus kadib ku dhawaaqistii bixitaanka Massimiliano Allegri?
(Italy) 18 Maajo 2019. Tababare Massimiliano Allegri ayaa u sheegay ciyaartoydiisa inuu ka baxayo kooxda ka hor inta aysan kooxda bayaan…
Read More » -
Spain
“Haddii aan Real Madrid ka sameysan karin sidaan rabo waan isaga tagayaa” – Zidane
(Spain) 18 Maajo 2019. Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay inuu yahay shaqsiga mas’uulka ka ah inuu go’aan ka gaaro qaab ciyaareedka kooxda…
Read More » -
England
Dib u dhac ku yimid wahadalladii heshiis kordhinta Marcus Rashford ee kooxda Manchester United
(Liverpool) 18 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay wajihi doonto dagaal adag si ay…
Read More » -
Spain
“Waxaan ku dhawaaday inaan ka fariisto kubadda cagta” – xiddig ka tirsan kooxda Real Madrid
(Espain) 18 Maajo 2019. Goolhayaha kooxda Real Madrid ee Thibaut Courtois ayaa shaaca ka qaaday inuu ku dhawaaday in kubadda cagta…
Read More » -
England
Jamie Carragher oo ku booriyay kooxda Liverpool inay dib ula soo saxiixato Philippe Coutinho
(Liverpool) 18 Maajo 2019. Kabtankii hore ee kooxda Liverpool, Jamie Carragher ayaa ku booriyey Reds inay soo qaataan oo ay…
Read More » -
Ameerika
DAAWO: sida ay u dabaal-degeen Richarlison iyo qoyskiisa kaddib markii laacibka looga yeeray xulka qaranka Brazil
(Brazil) 18 Maajo 2019. Macallinka xulka qaranka Brazil ee Tite ayaa shalay ku dhawaaqay xiddigaha bisha dambe uga qeyb galaya…
Read More » -
England
Liverpool oo kula dagaalameysa Man United iyo Arsenal, xiddig xilli ciyaareedkan wacdaro ka dhigay Champions League
(England) 18 Maajo 2019. Sida laga soo xigtay warbaahinta caalamka, Kooxo fara badan ee yurub ah ayaa wada xiiseynayaan saxiixa kubadd…
Read More »