Kaalintee ayey Ronaldo iyo Messi ka galeen 100-ka ciyaaryahan ee ugu fiicnaa kubadda cagta aduunka 25-kii sano ee la soo dhaafay?

(Yurub) 16 Maajo 2019. Halyeeyga reer Argentina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa hogaaminaya liiska 100 ciyaaryhan ugu fiicnaa 25-kii sano ee ugu dambeeyay, waxaana liiskan soo diyaariyay majalada caanka ah ee FourFourTwo.

Cristiano Ronaldo ayaa liiskan ka soo galay booska labaad, halka macalinka haatan leyliya kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane uu galay kaalinta 3-aad.

Sidoo kale waxaa liiskan ku jira labada xidig ee reer Brazil Ronaldo iyo Ronaldinho oo sida ay u kala horeeyaan u kala galay 4-aad iyo 5-aad.

Hadaba wargeyska “Mundo Deportivo” ee dalka Spain ayaa wuxuu soo bandhigay xidigaha kaalmaha hore kasoo galay liiskan waxayna kala yhiin.

1- L ionel Messi.

2- Cristiano Ronaldo.

3- Zinedine Zidane.

4- Brazilian Ronaldo.

5- Ronaldinho.

6- Thierry Henry.

7- Xavi Hernandez.

8- Andrés Iniesta.

9- Paolo Maldini.

10- Roberto Baggio.

11- Rivaldo.

12- Fabio Cannavaro.

13- Ryan Giggs.

14- Ricardo Kaka.

15- Wayne Rooney.

16- Luis Figo.

17- Gabriel Batistuta.

18- Eric Cantona.

19- Luka Modric.

20- Sergio Busquets.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close