Day: May 16, 2019
-
England
Kooxda Manchester United oo dalab cusub ka gudbinaysa Robert Lewandowski
(Manchester) 16 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay dalab cusub ka gudbinayso weeraryahanka naadiga…
Read More » -
England
Harry Kane oo ku jira & Loftus-Cheek oo ka maqan 27-ka xiddig ee xulka England u meteli doona Nations League oo lagu dhawaaqay
(England) 16 Maajo 2019. Weeraryahanka kooxda Tottenham ee Harry Kane ayaa ah mid ka mid ah sagaal ciyaryahan oo dheeli…
Read More » -
Champ' League
Francesco Totti oo tilmaamay xiddiga uu taageeri doono finalka Champions League
(Yurub) 16 Maajo 2019. Halyeeyga kubadda cagta dalka Talyaaniga iyo kooxda Roma ee Francesco Totti ayaa difaacay xiddigaha Cristiano Ronaldo iyo…
Read More » -
Italy
“Waxay u badan tahay in Paulo Dybala ka tagayo kooxda Juventus” – Wakiilka laacibka oo hadlay
(Turin) 16 Maajo 2019. Wakiilka ciyaaryahan Paulo Dybala ahna walaalkiis Gustavo Dybala ayaa shaaca ka qaaday inay jirto fursad wanaagsan…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Paul Pogba oo gaaray dhulka Barakeysan ee Maka iyo Madiina si uu u soo guto waajibaadka Cumrada… + MUUQAAL
(Maka) 16 Maajo 2019. Xiddiga Khadka dhexe ee kooxda Manchester United iyo xulka Qaranka Faransiiska ee Paul Pogba ayaa isagoo…
Read More » -
England
Arsenal oo dal ku gal (visa) u raadinaysa ciyaaryahan horey loogu diiday visaha dalka lagu qabanyo Final-ka Europa League
(London) 16 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ee waddanka Ingiriiska oo kooxda Chelsea 29 bishan May ciyaarta kama dambeysta…
Read More » -
England
Ed Woodward oo ugu dambeyntii ka baxay aamusnaanta, fariina u diray taageerayaasha kooxda Man United
(England) 16 Maajo 2019. Madaxa fulinta kooxda Manchester United ee Ed Woodward ayaa ka hadlay arimo ku saabsan xili ciyaareedkii niyadjabka…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda Inter Milan oo ku dhawaaqay inay heshiis cusub ka saxiixatay Milan Skriniar
(Milano) 16 Maajo 2019. Milan Skriniar ayaa heshiis cusub oo afar sanadood ah qalinka ugu duugay Inter Milan, kaasoo kooxda…
Read More » -
Spain
Madaxweynaha kooxda Barcelona oo si cad kaga hadlay mustaqbalka tababare Valverde
(Spain) 16 Maajo 2019. Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Josep Maria Bartomeu ayaa xaqiijiyay in tababare Ernesto Valverde uu sii maamuli doono…
Read More » -
Wararka
Kaalintee ayey Ronaldo iyo Messi ka galeen 100-ka ciyaaryahan ee ugu fiicnaa kubadda cagta aduunka 25-kii sano ee la soo dhaafay?
(Yurub) 16 Maajo 2019. Halyeeyga reer Argentina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa hogaaminaya liiska 100 ciyaaryhan ugu fiicnaa 25-kii…
Read More »