Shaxda rasmiga ah kulanka Premier League ee kooxaha Liverpool Vs Wolverhampton

(England) 12 Maajo 2019. Kooxaha Liverpool Vs Wolverhampton ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan horyaalka Premier League ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Liverpool Vs Wolverhampton:

Liverpool: Alisson; Alexander-Arnold, Matip, Van Dijk, Robertson; Henderson, Fabinho, Wijnaldum; Salah, Origi, Mané.

Wolverhampton: Liverpool: Rui Patricio; Bennett, Coady, Boly; Doherty, Dendoncker, Neves, Moutinho, Jonny; Raúl Jiménez, Diogo Jota.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close