Shaxda rasmiga ah kulanka Premier League ee kooxaha Leicester City Vs Chelsea

(England) 12 Maajo 2019. Kooxaha Leicester City Vs Chelsea ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan horyaalka Premier League ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Leicester City Vs Chelsea:

Leicester: Schmeichel; Chilwell, Maguire, Evans, Ricardo Pereira; Choudhury, Maddison, Albrighton, Ndidi, Tielemans; Vardy.

Chelsea: Caballero; Azpilicueta, Zappacosta, David Luiz, Alonso; Jorginho, Barkley, Loftus-Cheek; Pedro, Higuaín, Willian.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close