SAWIRRO XUL AH: Manchester United oo qabsatay xafladeeda Sanadlaha…..(Yaa loo caleemo saaray Laacibka Sanadka?)

(Manchester) 10 Maajo 2019. Manchester United ayaa qabsatay xafladeeda sanadlaha ay abaal marinnada ku guddoonsiiso ciyaartoydeeda.

Inkastuu xilli ciyaareedku u ahaa mid madoow oo ay tahay in la iska ilaawo ayaa misane laacibka sanadka ee kooxda waxaa ku guuleystay Luke Shaw.

Daafaca garabka bidix ee reer England ayaa abaal marinta xiddiga sanadka ee Manchester United ku garaacay Paul Pogba iyo Marcos Rashford.

Xiddigaha Red Devils ayaa xaflada u soo kaxeystay gacaladooda iyagoona si qurux badan u soo labistay.

Xiddigaha qadka dhexe reer Spain ee Juan Mata and Ander Herrera oo ay u badan tahay inay kooxda ka tagi doonaan xagaaga cusub ayaa sidoo kale xaflada qeyb ka ahaa.

DAAWO SAWIRRO:

 Luke Shaw has been crowned Man Utd Player of the Year

 Paul Pogba was spotted wearing all black alongside partner Maria Salaues

 Luke Shaw looked more than happy as he arrived for the evening's event

 Anthony Martial and his partner hit the red carpet on Thursday night

 David De Gea and model partner Edurne Garcia pose for a picture on the red carpet

 Phil Jones was spotted on his arrival with wife Kaya Hall looking summery in yellow

 Sergio Romero looked smart as he arrived for the awards night

 Marcos Rojo took his place on the red carpet before the evening got underway

 Rashford, Lingard and Smalling arrived together for the black-tie bash

 Mata and Herrera arrived for the awards ceremony with their other halves

 Alexis Sanchez arrived alone for the end of season bash

 Solskjaer arrived for the awards night alongside his wife

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close