Day: May 10, 2019
-
England
RASMI: David Luiz oo heshiiska u kordhiyay kooxdiisa Chelsea
(England) 10 Maajo 2019. Daafaca heerka caalami ee reer Brazil David Luiz ayaa heshiiska u kodhiyay kooxdiisa Chelsea. David Luiz ayaa…
Read More » -
Spain
Sergi Roberto oo fariin raali galin ah u diray taageerayaasha Barcelona, kaddib qaabkii niyadjabka ahaa ay kaga soo hareen Champions League
(Spain) 10 Maajo 2019. Sergi Roberto ayaa u diray fariin raali galin ah taageerayaasha kooxda Barcelona, kaddib qaabkii niyadjabka ahaa ay…
Read More » -
England
David Luiz oo ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda Chelsea, kaddib markii ay xalay gaareen finalka UEFA Europa League
(England) 10 Maajo 2019. Daafaca kooxda Chelsea ee David Luiz ayaa doonaya inuu qandaraaska u kordhiyo kooxda ka dhisan galbeedka magaalada…
Read More » -
Spain
Kooxaha Barcelona iyo Inter Milan oo qarka u saaran inay ku heshiiyaan saxiixa Ivan Rakitić
(Spain) 10 Maajo 2019. Sida ay xaqiijinayaan wargeysyada kasoo baxa gudaha dalka Spain kooxaha Inter Milan iyo Barcelona ayaa ku dhow…
Read More » -
Italy
Juventus oo ku wargalisay kooxaha Manchester United iyo Bayern Munich qiimaha ay ku iibineyso Paulo Dybala
(Yurub) 10 Maajo 2019. Sida ay shaaca ka qaaday warbaahinta gudaha dalka Talyaaniga, kooxda Juventus ayaa go’aamisay qiimaha ay ku iibineyso…
Read More » -
England
Yaya Toure oo isaga fariistay kubbada cagta
(Europe) 10 Maajo 2019. Halyeyga Manchester City Yaya Toure ayaa isaga fariistay kubbada cagta sida uu xaqiijiyay wakiilkiisa Dimitri Seluk. 35-jirka…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Lucas Moura oo ku guuleystay abaal-marinta xiddiga isbuuca ee Champions League
(London) 10 Maajo 2019. Ciyaaryahanka kooxda kubadda cagta Tottenaham ee Lucas Moura ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga isbuuca ee Champions…
Read More » -
England
Raheem Sterling oo la guddoonsiiyay abaal marinta laacibka sanadka Premier League ee FWA
(England) 10 Maajo 2019. Ka hor kulanka axada ay Manchester City ku xaqiiqsaneyso hanashada horyaalka Premier League, Raheem Sterling ayaa…
Read More » -
England
Nolol Faqri ah ayuu ku soo koray, Aabihii wuxuu ahaa Timo-Jare….(Ka bogo Qisada Geesigii Tottenham u soo saaray Champions League markii ugu horreysay Taariikhda)+SAWIRRO
(London) 10 Maajo 2019. Tottenham ayaa habeen hore u soo gudubtay Final ka Champions League markii ugu horreysay taariikhdeeda kaddib…
Read More » -
Champ' League
Antoine Griezmann oo ka mid ah labo xiddig oo ay si dhab ah u doonayso kooxda Barcelona kaddib markii laga soo reebay Champions League
(Barcelona) 10 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay si dhab ah u xiisanayso Weeraryahanka naadiga…
Read More »