Day: May 9, 2019
-
England
Kooxaha reer London ee Arsenal iyo Chelsea oo iska xaadiriyey finalka tartanka Europa League… +SAWIRRO
( Europe) 9 Maajo 2019 Kooxda Arsenal ayaa iska xaadirisay finalka tartanka Europa League kaddib markii ay guul raaxo leh…
Read More » -
Champ' League
Liverpool iyo Tottenham inay Finalka u soo baxaan waxaa ka caawiyay Lambar isku mid ah “No.27”
(England) 09 Maajo 2019. Liverpool iyo Tottenham ayaa si isku mid ah oo lama filaan ah ugu soo wada baxay…
Read More » -
Champ' League
Liverpool oo Fariin gaaban u dirtay Tottenham ka hor kulankooda Final ka Champions League
(England) 09 Maajo 2019. Kooxaha reer England ee Liverpool iyo Tottenham ayaa si mucjiso ah ugu soo gudbay Final ka…
Read More » -
Spain
10 ciyaaryahan oo qarka u saaran inay ka tagaan kooxda Barcelona xagaagaan
(Spain) 09 Maajo 2019. Barcelona ayaa qaab mucjiso ah kaga soo hartay xili ciyaareedkii labaad ee xiriir ah tartanka xiisaha badan…
Read More » -
Wararka
“Messi wuxuu ka yimid Duni kale, Ronaldo-na weli waa kan ugu fiican adduunka” – Mario Balotelli
(Europe) 09 Maajo 2019. Weeraryahanka kooxda Marseille ee Mario Balotelli ayaa wuxuu difaacay kabtanka Barcelona ee Lionel Messi, kaddib markii ay…
Read More » -
Champ' League
Mourinho oo dhaleeceeyay tababaraha Ajax kaddib markii ay ka hareen Champions League
(Europe) 09 Maajo 2019. Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa dhaleeceeyay macalinka Ajax Amsterdam ee Erik ten Hag, kaddib markii…
Read More » -
Champ' League
Maxay ka dhigan tahay in labo Kooxood oo Ingiriis ah ay isugu yimaadaan FINAL-ka Champions League??
(England) 09 Maajo 2019. Shaki kuma jiro in waqti dheer laga sheekeyn doono sida ay kooxaha reer England ee Liverpool…
Read More » -
Champ' League
Waxyaabihii laga diiwaan geliyey kulankii xalay ay Tottenham soo laabashada ku sameysay Ajax ee ay ku gaartay Final-ka Champions League
(Amsterdam) 09 Maajo 2019. Kooxda reer England ee Tottenham ayaa xalay soo laabasho cajiib ah ku sameysay naadiga Ajax ee…
Read More » -
Champ' League
Ma aragtay wixii ay sameeyeen Ciyaartoyda MUSLIMIINTA ah ee kooxda Ajax intii ay socotay ciyaartii xalay ee sida Mucjisda ahayd lagu reebay!!??+SAWIRRO
(Europe) 09 Maajo 2019. Tottenham ayaa xalay si lama filaan ah ugu soo baxday Finalka Champions League kaddib guul soo…
Read More » -
Champ' League
Muxuu Pochettino ku yiri ciyaartoyda Tottenham kahor Mucjisadii ay Xalay ugu soo bexeen Final ka Champions League??
(Europe) 09 Maajo 2019. Difaaca kooxda Tottenham Hotspur ee Danny Rose ayaa shaaca ka qaaday hadaladii uu ku yiri tababare Mauricio…
Read More »