Day: May 7, 2019
-
Champ' League
Liverpool oo gaartay finalka tartanka Champions league kaddib markii si layaab leh ay ku reebeen Kooxda Barcelona +Sawiro
(Europe) 7 Maajo 2019 kooxda Liverpool ayaa si mucjiso leh ugu gudubtay finalka Champions league kaddib markii ay 4-0 kaga…
Read More » -
Spain
“Messi ayaa iga dhigay ciyaaryahan wanaagsan” – Jordi Alba
(Spain) 07 Maajo 2019. Daafaca garabka bidix xulka qaranka Spain iyo kooxda Barcelona ee Jordi Alba ayaa wareysi uu ku bixiyay…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo miiska u saartay PSG dalab aan ka noqosho lahayn, si ay kaga hesho Mbappé
(Spain) 07 Maajo 2019. Kooxda Real Madrid ayaa u bandhigtay dhigeeda PSG dalab aan ka noqosho lahayn si ay kaga hesho…
Read More » -
Spain
RASMI: Diego Godín oo ku dhawaaqay inuu ka tagayo Atletico Madrid (kooxdee ayuu ku sii jeedaa?)
(Spain) 07 Maajo 2019. Daafaca heerka caalami ee xulka qaranka Uruguay Diego Godín ayaa shir jaraa’id uu qabtay kaddib duhurnimada…
Read More » -
England
“Xanuun baan dareemayaa waxaana suuro gal ah in….”.- N’Golo Kante
(London) 07 Maajo 2019. Kante ayaa dhaawac ku seegi doona kulanka habeen dambe ay Chelsea ku wajaheyso Eintracht Frankfurt lugta labaad…
Read More » -
England
Kooxaha Arsenal iyo Tottenham oo si adag ugu dagaalamaya saxiixa xidig ka tirsan Ajax
(England) 07 Maajo 2019. Kooxaha reer England ee Arsenal iyo Tottenham Hotspur ayaa waxay si adag ugu dagaalamayaan saxiixa xidig ka…
Read More » -
France
Macalin hore ee kooxda Real Madrid ah oo si kulul u weeraray xidiga reer Brazil ee Neymar Jr
(Yurub) 07 Maajo 2019. Xiddiga reer Brazil iyo kooxda Paris Saint – Germain ee Neymar Jr ayaa wali kala kulmaya dhaleeceeno…
Read More » -
Champ' League
“Uma dabaal dagi doono sida todobaadkii hore, haddii aan gool ku dhaliyo Anfield.”. – Suarez
(Yurub) 07 Maajo 2019. Weeraryahanka kooxda Barcelona Luis Suarez ayaa xaqiijiyay in ixtiraam buuxa uu u haayo taageerayaasha Liverpool. Dhaliyaha reer…
Read More » -
Champ' League
Tababare Valverde oo ka hadlay maqnaanshiyaha Saalax iyo Dembélé ee kulanka caawa ka dhici doono garoonka Anfield
(Yurub) 07 Maajo 2019. Macalinka kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa ku booriyay ciyaartoydiisa inay iska ilaabaan natiijada kulankii lugta hore,…
Read More » -
England
RASMI: Tababaraha ku guuleystay abaal-marinta macallinka bisha April ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 07 Maajo 2019. Waxaa maanta la shaaciyey tababaraha ku guuleystay abaal-marinta macallinka ugu fiicnaa horyaalka Premier League bishii la…
Read More »