Day: May 6, 2019
-
England
Vincent Kompany oo kooxdiisa gacanta ka saaray sedex dhibcood oo ay u baahnaayeen kaddib kulan ay la ciyaareen Kooxda Leicester City +Sawiro
(England) 6 Maajo 2019 kulan ciyaareedkii u dhexeeyey Kooxaha Man City iyo Leicester City ayaa ku soo dhamaaday 1-0 oo…
Read More » -
Spain
Barcelona oo fariin qiiro leh u dirtay Saalax, kahor kulanka ay habeen dambe wajahayaan kooxda Liverpool
(Yurub) 06 Maajo 2019. Waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyay maqnaanshiyaha weeraryahanka reer Masar iyo kooxda Liverpool ee Maxamed Saalax, kulanka…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Roberto Firmino oo seegaya kulanka habeen dambe ee kooxda Barcelona
(England) 06 Maajo 2019. Tababare Jürgen Klopp ayaa xaqiijiyay in weeraryahanka reer Brazil ee Roberto Firmino uusan diyaar u ahayn inuu…
Read More » -
England
Klopp oo farriin adag u diray shaqsiyaadka ku fikiraya in Liverpool ay guuldarro ku dhammaysan doono xilli ciyaareedkan
(England) 06 Maajo 2019. Macalinka reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa fariin adag u diray shaqsiyaadka ku fikiraya…
Read More » -
Italy
Miralem Pjanić oo rajo weyn galiyay kooxaha Real Madrid iyo Paris Saint-Germain, kaddib markii…
(Italy) 06 Maajo 2019. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Bosnia Miralem Pjanić ayaa albaabka u furay suurtagalnimada uu kaga dhaqaaqi karo…
Read More » -
England
“Liverpool waxay u baahan tahay mucjiso si ay ugu guuleysato horyaalka Premier League” – Henderson
(England) 06 Maajo 2019. Kabtanka kooxda Liverpool ee Jordan Henderson ayaa faalo ka bixiyay wareysi uu bixiyay dhawaan macalinka reer Germany…
Read More » -
England
Kooxaha Manchester United iyo Manchester City oo ku dagaalamaya saxiixa xidig ka tirsan Juventus
(England) 06 Maajo 2019. Kooxaha Manchester United iyo Manchester City ayaa waxay si xoogan ugu dagaalamayaan sida ay ku heli lahaayeen…
Read More » -
England
“Waxaa hubaal ah inay jiraan ciyaartoy qaar ee ciyaaray kulankoodii ugu dambeeyay kooxda Man United” – Tababare Solskjær
(England) 06 Maajo 2019. Tababaraha reer Norway iyo kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa iska diiday inuu xaqiijiyo in…
Read More » -
England
HORDHAC : Man City VS Leicester City? Kaga bogo macluumaadka kulankan oo dhameestiran iyo safafka macquulka ah ka hor kulanka
(England) 6 Maajo 2019 Kooxda Man City ayaa ciyaar xiiso badan garoonkeeda kula qaadaneysa Kooxda Leicester City oo ah koox…
Read More »