Shaxda rasmiga ah kulanka La Liga ee kooxaha Real Madrid Vs Villarreal

(Spain) 05 Maajo 2019. Kooxaha Real Madrid Vs Villarreal ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan horyaalka La Liga ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Real Madrid Vs Villarreal:

Real Madrid XI: Courtois, Carvajal, Varane, Vallejo, Marcelo, Casemiro, Kroos, Valverde, Brahim, Lucas, Mariano.

Villarreal XI: Fernández, Gaspar, González, Mori, Quintilla, Cazorla, Iborra, Chukwueze, Formals, Pedraza, Moreno.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close