Day: May 3, 2019
-
Champ' League
RASMI: Lionel Messi oo ku guuleystay xiddiga isbuuca ee Champions League
(Liverpool) 03 Maajo 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa mar kale ku guuleystay abaal-marinta xiddiga isbuuca…
Read More » -
England
Mudada uu garoomada ka maqnaan doono laacibka kooxda Liverpool ee Naby Keita oo la shaaciyey
(Liverpool) 03 Maajo 2019. Laacibka khadka dhexe ee kooxda Liverpool Naby Keita ayaa seegi doona inta ka harsan xilli ciyaareedkan,…
Read More » -
Champ' League
“Nasiib ayaan ku leeyahay inaan markasta ka hor imaaneyn Messi isla markaana aan ka ciyaareyn horyaalka Spain.”.- Van Dijk
(Europe) 03 Abriil 2019. Daafaca ugu fiican Premier League Van Dijk ayaa ka dhawaajiyay inuu nasiib ku leeyahay inuusan ka…
Read More » -
Champ' League
Waa kee ciyaaryahanka uu Cristiano Ronaldo doonayo inay Juventus kala soo saxiixato kooxda Barcelona?
(Turin) 03 Maajo 2019. Waxaa la soo sheegayaa ciyaaryahanka uu doonayo Cristiano Ronaldo inay kooxdiisa Juventus kala soo saxiixato naadiga…
Read More » -
England
Monaco oo shaacisay lacagaha ay ku doonayso in looga iibsado Radamel Falcao & Kooxaha uu bartilaameedka u yahay
(Monaco) 03 Maajo 2019. Kooxda Monaco ayaa la soo warinayaa inay shaaca ka qaaday lacagaha looga iibsan karo laacibkeeda Radamel…
Read More » -
England
Macallin Maurizio Sarri oo xaqiijiyey haddii uu David Luiz wadahadal heshiis kordhin ah kula jiro Chelsea
(London) 03 Maajo 2019. Tababare Maurizio Sarri ayaa shaaca ka qaaday in David Luiz uu la kulmay maamulka sare ee…
Read More »