Shaxda rasmiga ah kulanka Chelsea ay booqanayso Eintracht Frankfurt oo la shaaciyey

(Frankfurt) 02 May 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Eintracht Frankfurt  iyo Chelsea ee Europa League.

The Blues ayaa caawa booqanaysa naadiga Eintracht Frankfurt lugta hore ee afar dhammaadka Europa League.

Chelsea waxa ay safkeeda hore ka saartay Hazard, waxaana ku soo wada bilowday safkeeda Pedro, Giroud iyo Willian.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD AY GAROONKA KU SOO GALEEN HALKAAN HOSE KA EEG:-

Safka hore ee Eintracht Frankfurt : Trapp; Abraham, Hinteregger, Falette; Da Costa, Fernandes, Hasebe, Rode; Gacinović; Kostić, Jović.

Safka hore ee Chelsea: Kepa; Azpilicueta, Christensen, David Luiz, Emerson; Kanté, Jorginho, Loftus-Cheek; Pedro, Giroud, Willian.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close