Shaxda rasmiga ah kulanka caawa ee kooxaha Arsenal iyo Valencia oo lagu dhawaaqay

(London) 02 May 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Arsenal iyo Valencia ee tartanka Europa League.

The Gunners ayaa caawa garoonkeeda Emirates ku soo dhoweyn doonta naadiga Valencia lugta hore ee afar dhammaadka Europa League.

Arsenal waxa ay safkeeda hore ku soo wada bilowday Özil; Aubameyang iyo Lacazette, halka Valencia safkeeda ay hoggaaminayaan Rodrigo iyo Guedes.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD AY GAROONKA KU SOO GALEEN HALKAAN HOSE KA EEG:-

Safka hore ee Arsenal: Cech; Sokratis, Koscielny, Mustafi; Maitland-Niles, Guendouzi, Xhaka, Kolasinac; Özil; Aubameyang, Lacazette.

Safka hore ee Valencia: Neto; Diakhaby, Garay, Paulista, Roncaglia; Piccini, Carlos Soler, Parejo, Gayà; Rodrigo, Guedes.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close