Day: May 2, 2019
-
England
Arsenal oo guul wax ku ool ah ka gaartay dhigeeda Kooxda Valencia xili Chelsea bar-baro ay la dhaafi weyday Eintracht Frankfurt
( Europe) 2 Maajo 2019 Kooxda Arsenal ayaa guul wax ku ool ah ka gaartay dhigeeda Kooxda Valencia kulanka lugta…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka caawa ee kooxaha Arsenal iyo Valencia oo lagu dhawaaqay
(London) 02 May 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Arsenal…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Chelsea ay booqanayso Eintracht Frankfurt oo la shaaciyey
(Frankfurt) 02 May 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Eintracht Frankfurt iyo…
Read More » -
Spain
RASMI: Xavi oo ku dhawaaqay inuu ka fariisan doono guud ahaan Ciyaaraha dhammaadka xilli ciyaareedkan
(Qatar) 02 May 2019. Ciyaaryahankii hore ee kooxda Barcelona ahna xiddigii hore ee khadka dhexe xulka qaranka Spain ee Xavi…
Read More » -
Champ' League
Van Dijk oo hadlay kaddib guul daradii xalay
(Europe) 02 Maajo 2019. Liverpool ayaa xalay guul darro 3-0 kala soo kulantay Barcelona lugta hore ee wareega afar dhammaadka…
Read More » -
Champ' League
“Waa idin baryaa Jaceylka kubbada cagta darteed yaan mardambe Messi lala bar-bardhigin midka No.7 u xirta Juventus.”‘. Mario Balotelli
(Europe) 02 Maajo 2019. Waxaa sii korortay is bar-bardhiga had iyo jeer lagu sameeyo Lionel Messi iyo Cirstiano Ronaldo kaddib…
Read More » -
England
Mourinho oo si dadban u weeraray tababare Klopp, kaddib guuldaradii ay xalay kala kulmeen Barcelona
(Yurub) 02 Maajo 2019. Macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa kaga faa’ideystay guuldaradii 3-0 ahayd ee xalay kasoo gaartay kooxda…
Read More » -
England
Sarri oo shaaca ka qaaday dhibaatada kaliya ee heysata kooxda Chelsea, kahor kulanka caawa ee Eintracht Frankfurt
(Yurub) 02 Maajo 2019.Tababare Maurizio Sarri ayaa si cad u sheegay in ay jirto dhibaato dhanka daafaca kooxda Chelsea, kahor…
Read More » -
Champ' League
“Messi waa LAMA JOOJIYE aad baana uga helaa.”.- Jurgen Klopp
(Europe) 01 Maajo 2019. Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa qiray awooda uu leeyahay kabtanka Barcelona ee Lionel Messi kaa oo…
Read More » -
Champ' League
Waxyaabihii laga bartay kulankii xalay ay Barcelona guuldarrada dusha u saartay kooxda Liverpool… (Messi oo barbareeyey CR7)
(Barcelona) 02 May 2019. Kooxda Barcelona ayaa guuldarro xanuun badan xalay dusha u saartay naadiga reer England ee Liverpool, waxaana…
Read More »