Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League caawa ee kooxaha Barcelona iyo Liverpool

(Barcelona) 01 May 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Liverpool.

Kooxda Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou ku soo dhoweynaysa kooxda reer England ee Liverpool.

Luis Suárez iyo Philippe Coutinho ayaa labadaba ku soo bilowday safka hore ee Barcelona kulanka ay wajahayaan kooxdoodii hore ee Liverpool.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Safka hore ee Barcelona: Ter Stegen; Roberto, Piqué, Lenglet, Alba; Busquets, Rakitić, Vidal; Messi, Coutinho, Suárez.

Safka hore ee Liverpool: Alisson; Gomez, Matip, Van Dijk, Robertson; Fabinho, Milner, Wijnaldum; Keïta, Salah, Mané.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close