Day: May 1, 2019
-
Champ' League
Barcelona oo cashar lama ilaawaan ugu dhigtay Camp Nou Kooxda Liverpool xilli Messi uu soo afmeeray baahidii gool ee ka haysatay Reds… + Sawirro
(Yurub) 1 May 2019 Kooxda Barcelona ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Liverpool kulanka lugta koowaad ee wareega afar…
Read More » -
Champ' League
Laacibkii kooxda Arsenal ka reebay Champions League sanadkii 2003 ee John Crew oo noqday jilaa dhanka Filimmada ah
(Yurub) 01 May 2019. Laacibka lagu tilmaamo ‘Ninkii dilay Arsenal’ ee goolkii uu ka dhaliyay ay kaga hareen Koobka horyaallada…
Read More » -
Champ' League
“Ronaldinho waa mid ka mid ah xiddigaha aan ugu jeclahay dunida, waan jeclaan lahaa in aan qosolkiisa oo kale lahaado, laakiin..” – Sadio Mane
(Barcelona) 01 May 2019. Garabka duula ee kooxda Liverpool Sadio Mane ayaa wareysi la la yeeshay ka hor kulanka adag…
Read More » -
England
Wakiilka Matthijs de Ligt oo doonaya in daafacan uu ku biiro Kooxda Manchester United
(Manchester) 01 May 2019. Mino Raiola oo ah wakiilka ciyaaryahanka Ajax ee Matthijs de Ligt ayaa doonaya in difaacan uu…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League caawa ee kooxaha Barcelona iyo Liverpool
(Barcelona) 01 May 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo…
Read More » -
England
Juan Mata oo fursad u haysta inuu dib ugu laabto dalkiisa hooyo ee Spain, isagoo ku biiraya kooxda…
(Barcelona) 01 May 2019. Laacibka khadka dhexe ee kooxda Manchester United, Juan Mata ayaa fursad u haysta inuu dib ugu…
Read More » -
Champ' League
Ka hor kulanka caawa Barcelona vs Liverpool, waa sidee rikoorka uu Lionel Messi ka haysto kooxaha Premier League?
(Barcelona) 01 May 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa caawa garoonkeeda Camp Nou ku marti gelinaysa naadiga Liverpool kulan ka…
Read More » -
England
Aaron Ramsey oo ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyey ee kooxda Arsenal iyo Macallin Unai Emery oo ka hadlay
(London) 01 May 2019. Laacibka khadka dhexe ee kooxda Arsenal, Aaron Ramsey ayaa la soo sheegayaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu…
Read More » -
England
Real Madrid oo doonaysa inay la wareego laacibka khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba, laakiin waa haddii…
(Madrid) 01 May 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay si weyn u xiiseynayso inay la…
Read More » -
Champ' League
SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Barcelona vs Liverpool ka hor kulankooda caawa… (Kooxdee xiddigaha ugu badan ku leh?)
(Barcelona) 01 May 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa caawa garoonkeeda Camp Nou ku marti gelinaysa naadiga Liverpool kulan ka…
Read More »