Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League caawa ee kooxaha Tottenham iyo Ajax oo la shaaciyey

(London) 30 Abriil 2019.  Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Tottenham iyo Ajax ee Champions League.

Kooxda reer England ee Tottenham ayaa garoonkeeda ku soo dhoweyn doonta caawa naadiga reer Holland ee Ajax lugta hore ee afar dhammaadka Koobka Horyaallada Yurub.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo bilaabi doonaan caawa labada kooxood ee Spurs iyo Ajax:-

Safka hore hore ee Tottenham: Lloris; Trippier, Sanchez, Alderweireld, Vertonghen, Rose; Wanyama, Alli, Eriksen, Lucas; Llorente.

Safka hore Ajax: Onana; Veltman, De Ligt, Blind, Tagliafico; Schone, Van de Beek; De Jong, Ziyech, Neres; Tadic.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close