Day: April 30, 2019
-
Champ' League
Ajax oo lug la gashay Finalka Champions league kaddib markii ay garaaceen Tottenham lugta koowaad ee wareegga afar dhammaadka… + Sawirro
( Yurub) 30 Abriil 2019 Kooxda Ajax ayaa guul 1-0 ka gaartay Kooxda Tottenham kulanka lugta koowaad ee wareega afar…
Read More » -
England
RASMI: Scott McTominay oo ku guuleystay abaal-marinta xiddiga bisha April ee kooxda Manchester United
(Manchester) 30 Abriil 2019. Scott McTominay ayaa loo codeeyey inuu yahay ciyaaryahanka bisha April ugu fiicnaa kooxdiisa Manchester United. McTominay…
Read More » -
England
RASMI: Ciyaatoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bisha April ee horyaalka Premier League oo lagu dhawaaqay
(England) 30 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey ciyaartoyda ku tartami doona abaal-marinta xiddiga ugu fiicnaa horyaalka Premier League bishan maanta…
Read More » -
England
Imise lacag ah ayuu Paul Pogba ku iibiyey Kabihii uu ku ciyaaray kulankii kama dambeysta ahaa ee Final-kii Koobkii Adduunka 2018?
(Manchester) 30 Abriil 2019. Xiddiga xulka qaranka Faransiiska iyo kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa iibiyay Kabihii uu ku…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League caawa ee kooxaha Tottenham iyo Ajax oo la shaaciyey
(London) 30 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Tottenham iyo Ajax…
Read More » -
England
RASMI: Tababareyaasha u sharraxan abaal-marinta macallinka bisha April ee horyaalka Premier League oo lagu dhawaaqay
(England) 30 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey tababareyaasha ku tartami doona abaal-marinta macallinka ugu fiicnaa horyaalka Premier League bishan maanta…
Read More » -
England
DAAWO: Goolasha u sharraxan abaal-marinta goolkii ugu quruxda badnaa bisha April ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 30 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey siddeeda ciyaaryahan ee ku tartami doona abaal-marinta goolkii ugu quruxda badnaa ama ugu…
Read More » -
England
Miyuu soo dhammaaday xilli ciyaareedkii difaaca Chelsea ee Antonio Rudiger kaddib markii uu ku dhaawacmay kulankii Man United?
(London) 30 Abriil 2019. Waxaa la soo warinayaa in xilli ciyaareedkii difaaca kooxda Chelsea ee Antonio Rudiger uu soo dhammaaday.…
Read More » -
England
RASMI: John O’Shea oo ku dhawaaqay inuu guud ahaan ciyaaraha isaga fariisan doono
(Yurub) 30 Abriil 2019. Ciyaaryahan John O’Shea ayaa xaqiijiyey inuu gebi ahaan ciyaaraha isaga fariisan doono marka uu dhammaado xilli…
Read More » -
Champ' League
Afar Xiddig oo waa wayn oo ka tirsan Tottenham oo caawa wajahaya kooxdoodii hore ee Ajax… + SAWIRRO
(London) 30 Abriil 2019. Kooxda Tottenham ee ka dhisan caasimadda dalka Ingiriiska ee London ayaa caawa garoonkeeda ku soo dhaweyn…
Read More »