Sidee loogu kala guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka Premier League ee PFA tan iyo markii bixinteeda la bilaabay?

(London) 29 Abriil 2019. Virgil van Dijk ayaa loo caleemo saaray xiddiga sanadka Premier League ee PFA xafladdii Glitzy awards ee xalay ka dhacday Magaalada London ee caasimadda Waddanka Ingiriiska.

Waa markii ugu horreysay tan iyo xilli ciyaareedkii 2004-2005 oo uu laacibka sanadka ku guuleysto xiddig ka ciyaara daafaca, markaasna waxaa ku guuleystay kabtankii hore ahna difaacii hore ee Chelsea John Terry.

Waa sanadkii labaad oo xiriir ah oo abaal-marintan la geynayo garoonka kooxda Liverpool ee Anfield maxaa yeelay kal ciyaareedkii hore ee 2017-18 waxaa ku guuleystay Mohamed Salah, halka xilli ciyaareedkan uu qaatay Van Dijk.

Ciyaaryahankii ugu horreeyey ee abaal-marintan ku guuleysta waxa uu ahaa Norman Hunter oo qaaday isagoo ka tirsan kooxda Leeds United.

Haddaba waxaan halkaan hoose ku eegeynaa sida abaal-marintan loogu kala guuleystay tan iyo markii bixinteeda la bilaabay xilli ciyaareedkii 1973-74:- 

Sanadka ciyaaryahanka kooxda sidoo kale qaaday
1973–74 England Norman Hunter Leeds United
1974–75 England Colin Todd Derby County
1975–76 Northern Ireland Pat Jennings Tottenham Hotspur
1976–77 Scotland Andy Gray Aston Villa YPY
1977–78 England Peter Shilton Nottingham Forest
1978–79 Republic of Ireland Liam Brady Arsenal
1979–80 England Terry McDermott Liverpool FWA
1980–81 Scotland John Wark Ipswich Town
1981–82 England Kevin Keegan Southampton
1982–83 Scotland Kenny Dalglish Liverpool FWA
1983–84 Wales Ian Rush Liverpool FWA
1984–85 England Peter Reid Everton
1985–86 England Gary Lineker Everton FWA
1986–87 England Clive Allen Tottenham Hotspur FWA
1987–88 England John Barnes Liverpool FWA
1988–89 Wales Mark Hughes Manchester United
1989–90 England David Platt Aston Villa
1990–91 Wales Mark Hughes (2) Manchester United
1991–92 England Gary Pallister Manchester United
1992–93 Republic of Ireland Paul McGrath Aston Villa
1993–94 France Eric Cantona Manchester United
1994–95 England Alan Shearer Blackburn Rovers
1995–96 England Les Ferdinand Newcastle United
1996–97 England Alan Shearer (2) Newcastle United
1997–98 Netherlands Dennis Bergkamp Arsenal FWA
1998–99 France David Ginola Tottenham Hotspur FWA
1999–2000 Republic of Ireland Roy Keane Manchester United FWA
2000–01 England Teddy Sheringham Manchester United FWA
2001–02 Netherlands Ruud van Nistelrooy Manchester United FPY
2002–03 France Thierry Henry Arsenal FWA, FPY
2003–04 France Thierry Henry (2) Arsenal FWA, FPY
2004–05 England John Terry Chelsea
2005–06 England Steven Gerrard Liverpool
2006–07 Portugal Cristiano Ronaldo Manchester United FWA, FPY, YPY
2007–08 Portugal Cristiano Ronaldo (2) Manchester United FWA, FPY
2008–09 Wales Ryan Giggs Manchester United
2009–10 England Wayne Rooney Manchester United FWA, FPY
2010–11 Wales Gareth Bale Tottenham Hotspur
2011–12 Netherlands Robin van Persie Arsenal FWA, FPY
2012–13 Wales Gareth Bale (2) Tottenham Hotspur FWA, YPY
2013–14 Uruguay Luis Suárez Liverpool FWA, FSF
2014–15 Belgium Eden Hazard Chelsea FWA
2015–16 Algeria Riyad Mahrez Leicester City FPY
2016–17 France N’Golo Kanté Chelsea FWA
2017–18 Egypt Mohamed Salah Liverpool FWA, FPY, FSF
2018–19 Netherlands Virgil van Dijk Liverpool

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close