SAWIRRO XUL AH: Van Dijk oo loo Magacaabay laacibka sanadka ee Premier League, Sterling oo isna noqday laacibka da’yarta halka……

(London) 29 Abriil 2019. Virgil van Dijk ayaa loo caleemo saaray xiddiga sanadka ee Premier League PFA xafladii glitzy awards ee xalay ka dhacday magaalada London.

Waa markii ugu horreysay tan iyo 2005 uu laacibka sanadka ku guuleysto xiddig ka ciyaara Daafaca.

Daafaca reer Holland ayaa abaal marintan ku garaacay xiddiga Manchester City ee Raheem Sterling kaa oo isna loo caleemo saaray xiddiga sanadka ee da’yarta.

Van Dijk waxaa saaxada ku wehliyay saaxiibadiisa Sadio Mane, Andy Robertson iyo Trent Alexander-Arnold kuwaa oo iyagana loo magacaabay kooxda sanadka ee Premier League.

Abaal marinadii xalay la bixiyay ayaa loo kala qaatay sidan:

Laacibka sanadka ee Premier League:  Virgil van Dijk

Laacibada sanadka ee Premier League: Vivianne Miedma

Laacibka sanadka ee Da’yarta Premier League: Raheem Sterling

Laacibada sanadka ee da’yarta Premier League: Georgia Stanway

Kooxda Sanadka ee Premier League:

SAWIRRO:

Virgil van Dijk has been crowned the Professional Footballers' Association's Players' Player of the Year for 2019

The Liverpool centre-back succeeds team-mate Mohamed Salah, who clinched the coveted award last season

Van Dijk smiles as he is handed e aftermath of becoming the first defender since John Terry in 2005 to win the award

Arsenal's Vivianne Miedema poses with male counterpart van Dijk after claiming the PFA Female Player of the Year

Van Dijk poses with Liverpool team-mates in the team of the year Trent Alexander-Arnold, Sadio Mane and Andy Robertson

Earlier in the evening van Dijk arrived with his wife Rike Nooitgedagt at the PFA Player of the Year awards in London

Sadio Mane beams for the camera as he shows off his award for featuring in the Premier League team of the year

Andy Robertson holds his award for making the team of the year alongside van Dijk, Mane and Trent Alexander-Arnold

Van Dijk and Robertson share a joke as they pose on a podium at the ceremony at Grosvener House Hotel in London

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close