Day: April 29, 2019
-
England
RASMI: Garsooraha dhex-dhexaadin doona kulanka Final-ka FA Cup-ka oo lagu dhawaaqay
(London) 29 Abriil 2019. Xiriirka kubadda cagta Ingiriiska ee FA ayaa ku dhawaaqay in garsoore Kevin Friend uu dhex-dhexaadin doono kulanka…
Read More » -
England
Manchester United oo 120 milyan oo Euro ku soo qaadanaysa bedelka goolhayaheeda David de Gea
(Manchester) 29 Abriil 2019. Waxaa soo baxaya warar xooggan oo ku saabsan in kooxda kubadda cagta Manchester United ee waddanka…
Read More » -
Afrika
Kooxda Manchester United oo xaqiijisay in Eric Bailly uusan markale u ciyaari doonin xilli ciyaareedkan
(Manchester) 29 Abriil 2019. Difaaca Manchester United ee Eric Bailly ayaa seegi doona labada kulan ee ugu dambeeya horyaalka Premier…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo soo bandhigtay Maaliyadda ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub…+SAWIRRO
(London) 29 Abriil 2019. Naadiga Chelsea ayaa soo bandhigtay Maaliyadda ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka dambe 2019-20 kulammada gurigeeda.…
Read More » -
England
Kaliya saddex ciyaaryahan ayaa hal sano ku wada guuleystay abaal-marinta da’yarka sanadka Premier League ee PFA iyo abaal-marinta Ururka qorayaasha kubadda cagta
(Manchester) 29 Abriil 2019. Weeraryaanka kooxda kubadda cagta Manchester City iyo xulka qaranka England Raheem Sterling ayaa ku guuleystay maanta…
Read More » -
England
Sidee loogu kala guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka Premier League ee PFA tan iyo markii bixinteeda la bilaabay?
(London) 29 Abriil 2019. Virgil van Dijk ayaa loo caleemo saaray xiddiga sanadka Premier League ee PFA xafladdii Glitzy awards…
Read More » -
England
DEG DEG: Sterling oo Van Dijk ku garaacay Laacibka Sanadka ee FWA
(England) 29 Abriil 2019.Van Dijk ayaa xalay loo caleemo saaray laacibka sanadka ee Premier League PFA balse waxaa iminka lagu garaacay…
Read More » -
England
10-sano ka hor Maqaayad/Maqaaxi ayuu Alaabta u dhaqi jiray maantana waa Laacibka Sanadka ee Premier League….(Ka bogo Qisada Van Dijk)
(England) 28 Abriil 2019. Daafaca birta ah ee Liverpool Virgil Van Dijk ayaa loo caleemo saaray laacibka ugu fiican Premier…
Read More » -
England
Kooxda AC Milan oo bartilmaameedsanaysa Macallinka Chelsea ee Maurizio Sarri
(Milano) 29 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa bartilamaameedsanaysa Tababaraha naadiga Chelsea ee Maurizio Sarri si ay uga…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo diyaar u ah inay bixiso lacagaha lagu burburin karo qandaraaska Rodri
(Manchester) 29 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay inay bixiso lacagaha…
Read More »