Shaxda rasmiga ah kulanka Premier League ee kooxaha Burnley iyo Manchester City oo la shaaciyey

(Yurub) 28 Abriil 2019.  Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay galabta garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Burley iyo Manchester City ee horyaalka Premier League.

Manchester City ayaa booqanaysa garoonka Turf Moor ee kooxda Burnley, iyadoo maanka ku haysa in dhibco ay ku soo lumiso halkaas ay kaga samri karto hanshada horyaalka Premier League oo ay iskula dheggan yihiin Liverpool.

Pep ayaa safkiisa hore ku soo wada bilaabay Aguero, Sane iyo Sterling, isagoo u muuqda inaysan jirin ciyaartoy uu dhigtay.

HALKAAN HOOSE KA EEG SHAXDA KULANKAN:-

Safka hore ee Burnley: Heaton; Lowton, Tarkowski, Mee, Taylor; Hendrick, Cork, Westwood, McNeil; Wood, Barnes.

Safka hore ee Man City: Ederson, Walker, Kompany (C), Laporte, Zinchenko, Gundogan, Bernardo, D Silva, Sterling, Sane, Aguero

Keydka Man City: Muric, Danilo, Stones, Mahrez, Otamendi, G Jesus, Foden

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close