Day: April 28, 2019
-
England
Kooxaha Manchester United iyo Chelsea oo barbaro ku kala baxay, xilli De Gea uu galay qalad kale… + Sawirro
( England) 28 Abriil 2019 kooxda Manchester united ayaa bar-baro 1-1 la dhaafi weyday Kooxda Bules kulan ka tirsanaa horyaalka…
Read More » -
England
Man City oo gool madi ah kaga adkaatay Kooxda Burnley misane dib ula wareegtay hogaanka horyaalka Premier league +Sawiro
( England) 28 Abriil 2019. Kooxda Man City ayaa gool madi ah kaga adkaatay Kooxda Burnley kulan ka tirsanaa horyaalka…
Read More » -
England
Safafka rasmiga ah kulanka Premier League ee kooxaha Manchester United iyo Chelsea oo lagu dhawaaqay
(Manchester) 28 Abriil 2019. Waxaa lagu dhawaaqay shaxda rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo…
Read More » -
England
John Terry oo shaaciyey xiddiga uu rumeysan yahay inuu caawa ku guuleysan doono abaal-marinta xiddiga sanadka ugu fiican Premier League
(England) 28 Abriil 2019. Kabtankii hore ee kooxda Chelsea John Terry ayaa daaha ka rogay ciyaaryahanka uu rumeysan yahay inuu…
Read More » -
England
Leicester City oo dhulka ku jiiday Arsenal oo ku ciyaareysay 10-xidig + Sawirro
(England) 28 Abriil Kooxda Arsenal ayaa guul daro xanuun badan kala kulantay Kooxda Leicester City kulan ku soo idlaaday 3-0…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Premier League ee kooxaha Burnley iyo Manchester City oo la shaaciyey
(Yurub) 28 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay galabta garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Burley…
Read More » -
Uncategorized1
Muxuu ka dhigan yahay kaarkii casaanka ahaa ee uu kooxda Arsenal galabta ka qaatay Maitland-Niles?
(Yurub) 28 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal waxaa kaarka cas ka qaatay ciyaaryahankeeda Ainsley Maitland-Niles kulanka ka soconaya garoonka…
Read More » -
England
Ka hor kulanka galabta dhexmaraya kooxaha Burnley iyo Man City, maxay tahay farriinta uu macallin Klopp gaarsiiyey Ashley Barnes?
(Yurub) 28 Abriil 2019. Galabta waxaa kulan adag oo ka tirsan horyaalka Premier League uu dhexmari doonaa kooxaha Burnely iyo…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Premier League ee galabta kooxaha Leicester City iyo Arsenal oo la shaaciyey
(Yurub) 28 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Leicester City…
Read More » -
England
Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo markii ugu horreysay tan iyo sanadkii 2009 ku…
(Yurub) 28 Abriil 2019. Lionel Messi ayaa xalay markii ugu horreysay kooxdiisa Barcelona kula guuleystay koobka horyaalka La Liga isagoo…
Read More »