Day: April 27, 2019
-
Spain
Kooxda Barcelona oo gool madi ah kaga adkaatay Kooxda Levante balse hanatay horyaalka La Liga markoodii 26 aad +Sawiro
( Spain) 27 Abriil 2019 kooxda Barcelona ayaa 1 – 0 dirtay dhigeeda Kooxda Levante kulan ka tirsanaa horyaalka dalka…
Read More » -
Italy
Kooxaha Inter Milan iyo Juventus oo isku mari waayey bar-baro +Sawiro
( Italy) 27 Abriil 2019 kulan ciyaareedkii u dhexeeyey Kooxaha Inter Milan iyo Juventus ayaa waxa uu ku soo idlaaday…
Read More » -
England
Paul Pogba oo diiddan dal ku galka (Visa) safarka ay kooxdu ku aadayso Waddanka Shiinaha, xilli uu sheegay in macallin Ole uu…
(Manchester) 27 Abriil 2019. Sida wararku ay sheegayaan Paul Pogba ayaa iska diiday dal ku gal (Visa) safka ay kooxda…
Read More » -
England
SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Man United vs Chelsea ka hor kulankooda habeen dambe… (Red Devils oo afar xiddig ku leh)
(Manchester) 27 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa habeen dambe fiidkii garoonkeeda Old Traffrod ku marti gelinaysa naadiga…
Read More » -
England
Kooxda Inter Milan oo iska diiday fursad ay kula saxiixanayso Gonzalo Higuain
(Milano) 27 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la soo warinaysaa inay ku guuldarreysatay inay Gonzalo Higuain siiso naadiga…
Read More » -
Uncategorized1
Miyey kooxda Arsenal doonaysaa inay heshiis cusub ka saxiixato Danny Welbeck?
(London) 27 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay qorsheynayso suurto-galnimada ay heshiis cusub uga saxiixanayso…
Read More » -
England
Ander Herrera oo heshiis la gaaray kooxda Paris Saint-Germain… (Meeqa sano ayuu u saxiixi doonaa?)
(Paris) 27 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa la soo warinayaa inay ku guuleysatay tartanka loogu jiray saxiixa…
Read More » -
England
Kooxda Tottenham Hotspur oo hoos u dhigtay qiimaha lagu iibsan karo Christian Eriksen
(London) 27 Abriil 2019. Kooxda Tottenham Hotspur ayaa la soo warinayaa inay go’aansatay inay hoos u dhigto qiimaha lagu iibsan…
Read More » -
England
Kooxda Barcelona oo kalsooni ku qabta saxiixa xiddiga Man United ee Marcus Rashford
(Barcelona) 27 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay kalsooni ku qabto inay la soo wareegto…
Read More » -
England
Premier League oo Man City iyo Liverpool u kala geynaya Labo Koob iyo Bilado….(Sidee!!!??)
(England) 27 Abriil 2019. llo wareedyo uu helay hilinka caanka ah ee ESPN ayaa lagu sheegay in Premier League uu wado…
Read More »