Shaxda rasmiga ah kulanka Premier League ee kooxaha Liverpool Vs Huddersfield

(England) 26 Abriil 2019. Kooxaha Liverpool Vs Huddersfield ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan horyaalka Premier League ee soo galaya goor dhaw.

Alex Oxlade-Chamberlain ayaa markii  ugu horeysay wuxuu dib ugu soo laabtay liiska xidigha kooxda Liverpool ee ka qeyb qeyb galaya kulanka caawa ee Huddersfield, tan iyo dhaawacii dhanka jilibka ahaa ee ka soo gaaray kulankii Roma ay kula ciyaareen Champions League sanadkii hore.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Liverpool Vs Huddersfield:

Liverpool XI: Alisson, Alexander-Arnold, Lovren, Van Dijk, Robertson, Wijnaldum, Henderson, Keita, Mane, Salah, Sturridge.

Huddersfield XI: Lossl, Smith, Kongolo, Schindler, Stankovic, Durm, Hogg, Bacuna, Grant, Mbenza, Mounie.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close