Shaxda rasmiga ah kulanka caawa kooxda Getafe iyo Real Madrid oo la shaaciyey

(Madrid) 25 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Getafe iyo Real Madrid cawa.

Los Blancos ayaa kulanka ka tirsan horyaalka La Liga waxa ay caawa booqanaysaa naadiga Getafe, waxaana ay safkeeda hore ku soo bilowday Bale, Brahim iyo Benzema.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Safka hore ee Getafe: Soria; Bruno, Miquel, Cabrera, Suarez; Shibasaki, Arambarri, Maksimovic, Mata; Molina, Perales.

Safka hore ee Real Madrid: Navas; Carvajal, Varane, Nacho, Reguilon; Valverde, Casemiro, Isco; Bale, Brahim, Benzema.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close