Day: April 25, 2019
-
Spain
Real Madrid oo bar-baro la dhaafi weyday Kooxda Getafe +Sawiro
( Espain) 26 Abriil 2019 Kooxda Real Madrid ayaa bar-baro la dhaafi weyday kooxda Getafe kulan ciyaareed ka tirsanaa horyaalka…
Read More » -
Horyaallada
Shaxda rasmiga ah kulanka caawa kooxda Getafe iyo Real Madrid oo la shaaciyey
(Madrid) 25 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Getafe iyo…
Read More » -
England
Waa tee kooxda uu Alexis Sanchez ku qasban yahay inuu mushaarkiisa u dhimo si uu ugu biiro?
(Milano) 25 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee Waddanka Talyaaniga ayaa lagu wadaa in ay heshiis u soo…
Read More » -
England
Arsenal oo ugaarsanaysa Andre Gomes
(London) 25 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay ugaarsi ugu jirto ciyaaryahan Andre Gomes. Majaladda…
Read More » -
England
Kooxda Atletico Madrid oo isku diyaarinaysa inay u dhaqaaqo soo xero gelinta xiddig ka mid ah Man United
(Madrid) 25 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee ka dhisan Waddanka Spain ayaa la soo sheegayaa inay isku diyaarinayso…
Read More » -
England
SHAXDA laga sameeyey 11-ka xiddig ee u qalmay inay ka soo muuqdaan kooxda sanadka ee horyaalka Premier League, balse aan nasiibka u yeelan
(England) 25 Abriil 2019. Maanta waxaa la shaaciyey shaxda rasmiga ah ee ugu fiican sanadka horyaalka Premier League ama 11…
Read More » -
England
Lukaku oo shaaca ka qaaday horyaalka uu ku riyoonayo, isla markaana uu albaabada u firi doono si uu kaga ciyaaro
(England) 25 Abriil 2019. Weeraryahanka reer Belgian iyo kooxda Manchester United ee Romelu Lukaku ayaa sheegay in ka ciyaarista horyaalka Serie…
Read More » -
England
RASMI: SHAXDA Kooxda Sanadka ugu fiican horyaalka Premier League oo lagu dhawaaqay… (Man United oo mid ku leh iyo kooxaha reer London oo la qadiyey!)
(England) 25 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey goor dhow shaxda rasmiga ah ee ugu fiican sanadka horyaalka Premier League ama…
Read More » -
England
Kabtankii hore ee kooxda Manchester United oo si kulul u dhaleeceeyay Paul Pogba
(England) 25 Abriil 2019. Kabtankii hore kooxda Manchester United Roy Keane ayaa si xoogan u dhaleeceeyay qaab ciyaareedka xidiga khadka dhexe…
Read More » -
England
Tababare Ole Gunnar Solskjær oo qirtay inay kala duwan tahay tayada u dhaxeysa kooxaha Man City iyo Man United
(England) 25 Abriil 2019. Tababaraha Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa kaddib guuldaradii kulankii xalay ee Manchester derby, wuxuu qiray…
Read More »