Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Coppa Italia ee kooxaha Milan iyo Lazio oo la shaaciyey

(Milano) 24 Abriil 2019.  Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha AC Milan iyo Lazio ee Coppa Italia.

Milan ayaa safkeeda hore ku soo wada bilowday Suso iyo Piatek, halka Lazio ay hoggaaminayaan Correa iyo Immobile.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood ay garoonka ku soo bilaabeen:-

Safka hore ee AC Milan: Reina; Musacchio, Caldara, Romagnoli; Calabria, Kessiè, Bakayoko, Laxalt; Suso, Piatek, Castillejo

Safka hore ee Lazio: Strakosha; Bastos, Acerbi, Luiz Felipe; Romulo, Luis Alberto, Leiva, Milinkovic-Savic, Lulic; Correa, Immobile.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close