Shaxda rasmiga ah kulanka ay Arsenal caawa booqanayso Wolves oo lagu dhawaaqay, xilli Aubameyang uu seegay kulankan

(Yurub) 24 Abriil 2019.  Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Wolves iyo Arsenal caawa ee horyaalka Premier League.

Gunners ayaa booqanaysa caawa naadiga Wolves kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska, waxaana kulankan ka maqan Arsenal oo gebi ahaana ciyaarta seegay Aubameyang.

Macallin Arsenal ayaana safkii hore ku soo wada bilaabay Iwobi iyo Lacazette.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood ay garoonka ku soo bilaabeen:-

Safka hore ee Wolves: Rui Patrício; Bennett, Coady, Boly; Doherty, Dendoncker, Rúben Neves, João Moutinho, Jonny; Jiménez, Diogo Jota.

Safka hore ee Arsenal: Leno; Maitland-Niles, Sokratis, Koscielny, Monreal; Torreira, Xhaka; Mkhitaryan, Ozil, Iwobi; Lacazette.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close