SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Manchester United vs Manchester City ka hor kulankooda caawa… (Red Devils oo la qadiyay!)

(Manchester) 24 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa caawa garoonkeeda Old Traffrod ku marti gelinaysa naadiga Manchester City kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Manchester United ayaa indhaha ku haysa inay dagaal u gasho sidii ay kaalimaha afarta sare ugu dhammaysan lahayd si ay xilli ciyaareedka dambe uga soo muuqato Champions League, halka Man City ay tartan ugu jiro inay horyaalka Premier League hanato xilli ciyaareedkeedii labaad oo xiriir ah.

Haddaba Shabakadda ciyaaraha ee Sporsmole ayaa shax isku dhaf ah ka sameeyay kooxaha Manchester United iyo Manchester City ka hor kulankooda caawa ee Manchester Derby, Red Devils ayaana la qadiyay iyadoo labo xiddig oo qura laga siiyay shaxdan isku dhafka ah, waana Pogba iyo Shaw.

EEG SHAXDA:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close