SAWIRRO+MUUQAAL: Goolkii ugu dhaqsiyaha badnaa ebid Taariikhda Premier League oo Xalay la dhaliyay

(England) 24 Abriil 2019. Dhaliyaha Southampton Shane Long ayaa xalay Taariikh lama ilaawaan ah u dhigay Premier League kaddib markii uu dhaliyay goolkii ugu dhaqsiyaha badnaa ebid.

Laacibka reer Ireland ayaa gool ku dhaliyay 7.69 ilbidiqsi isla markii kubbada la baastay ciyaatii xalay ay Southampton bar-baraha 1-1 la gashay Watford.

Long ayaa rikoodhkan ku garaacay daaficii hore ee Tottenham Ladley King kaa oo gool ku dhaliyay 9.82 Ibiriqsi.

Haddaba Daawo SAWIRRO+MUUQAAL goolka ugu dhaqsiyaha badan taariikhda Premier League:



Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close