Maxamed Saalax oo Xaflad Wayn kala qeyb qaatay Siyaasiyiin sar sare, Aktaro iyo dadkaloo Caan ah kaddib markii loo Magacaabay….+SAWIRRO

(New York) 24 Abriil 2019. Maxamed Saalax ayaa u safray magaalada New York City ee dalka Mareykanka si uu xaflad heer sare oo sanadlo ah oo ay soo qaban qaabisay Jariiradda Caanka ah ee Time 100 kala qeyb galo siyaasiyiin sare sare, Aktaro waa wayn iyo waliba dadkale oo caan ah.

26-jirka ayaa ka mid ahaa dad yar oo lagu soo qaatay wajiga hore ee Jariiradda kaddib markii lagu soo daray ama loo magacaabay inuu ka mid yahay dadka adduunka ugu saameynta badan.

Aktarada caanka ah ee lagu soo qaatay Time 100 waxaa ka mid ahaa aktarka wayn ee sidoo kale caanka ka ah WWE Dwayne Johnson ee loo garan ogyahay ‘The Rock’

Sawirrada uu saalax ku soo galay xafladda 100-ka shaqsi ee adduunka ugu saameynta badan ayaa waxaa ka muuqanaya sawir uu la galay aktarada caanka ah ee filimka Game of Thrones ee Emilia Clarke iyo waliba Aktarka wayn ee Rami Malek.

DAAWO SAWIRRO: Maxamed Saalax oo lagu soo daray Liiska 100-ka shaqsi ee ugu saameynta badan Adduunka:

Mohamed Salah looked sharp as he took to the red carpet and posed for photos on Tuesday

Salah shared a snap with actress and Game of Thrones star Emilia Clarke at the event

John Oliver wrote a glowing assessment of Salah in his edition of Time 100

Salah was also greeted by US television presenter Jimmy Fallon after entering the party

The great and the good descended on the event for the annual magazine issue

The Liverpool forward had been named one of the cover stars for the Time 100

Dwayne Johnson took to the red carpet in a brown turtleneck and double-breasted jacked

US footballer Alex Morgan was one of a number to celebrities to share the limelight

Salah met with actor Rami Malek as they attended the dinner at Jazz in the Lincoln Center

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close