Day: April 24, 2019
-
England
Man City oo si toos ula wareegtay hogaanka horyaalka kaddib guul ay ka gareen United iyo Arsenal oo waji gabax kala kulantay Wolves +Sawiro
( England) 24 Abriil 2019 kooxda Man City ayaa 2-0 dirtay dhigeeda Kooxda Manchester United xili Kooxda Man City ay…
Read More » -
England
“Waxaan doonayaa in Man City ay na garaacdo, waxba igama galin xitaa haddii ay nooga adkaato 8-0” – Taageere Man United ah!
(Manchester) 24 Abriil 2019. Taageerayaasha kooxda Manchester United ayaa ku kala aragti duwanaaday cidda ay taageerayaan kulanka caawa ee Derby…
Read More » -
England
Safafka rasmiga ah kulanka Manchester Derby ee kooxaha Man United iyo Man City oo lagu dhawaaqay
(Manchester) 24 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha caawa kooxaha…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka ay Arsenal caawa booqanayso Wolves oo lagu dhawaaqay, xilli Aubameyang uu seegay kulankan
(Yurub) 24 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Wolves iyo…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Coppa Italia ee kooxaha Milan iyo Lazio oo la shaaciyey
(Milano) 24 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha AC Milan…
Read More » -
England
Kaliya labo ciyaaryahan ayaa siddeed gool ka dhaliyey kulanka Manchester Derby horyaalka Premier League… (Waa kuwee?)
(Manchester) 24 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa caawa garoonkeeda Old Traffrod ku marti gelinaysa naadiga Manchester City…
Read More » -
Horyaallada
Kooxda Barcelona oo caawa ku guuleysanaysa horyaalka La Ligaha Spain haddii….
(Barcelona) 24 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa caawa ku guuleysan karta horyaalka La Liga markeedii 26-aad. Barcelona ayaa…
Read More » -
Champ' League
MAANTA OO KALE: 10 xiddig oo Chelsea oo Champions League ka reebay Barcelona, Lewandowski oo afar gool ugu shubay Real Madrid & Goolkii uu Salah ka dhaliyey Roma
(Yurub) 24 Abriil 2019. Aqristayaasheenna shafarta leh ku soo dhowaada xubintii maanta oo kale maxaa ka dhacay kubadda cagta, waxaana…
Read More » -
England
SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Manchester United vs Manchester City ka hor kulankooda caawa… (Red Devils oo la qadiyay!)
(Manchester) 24 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa caawa garoonkeeda Old Traffrod ku marti gelinaysa naadiga Manchester City…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Maxamed Saalax oo Xaflad Wayn kala qeyb qaatay Siyaasiyiin sar sare, Aktaro iyo dadkaloo Caan ah kaddib markii loo Magacaabay….+SAWIRRO
(New York) 24 Abriil 2019. Maxamed Saalax ayaa u safray magaalada New York City ee dalka Mareykanka si uu xaflad…
Read More »