Shaxda rasmiga ah ee kulanka caawa kooxaha Alavés vs Barcelona oo la shaaciyey … (Lionel Messi oo…)

(Barcelona) 22 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Alavés iyo Barcelona ee horyaalka La Liga.

Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa kursiga keydka fadhiga kulankan oo seegay inuu safka hore ku soo bilowdo.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka ay labada kooxood ku soo geli doonaan caawa:-

BARCELONA: (4-3-3)

Safka hore: Ter Stegen; Semedo, Piqué, Umtiti, Roberto; Vidal, Busquets, Aleñá; Dembélé, Suárez, Coutinho.

Keydka: Cillessen, Lenglet, Vermaelen, Alba, Arthur, Malcom, Messi.

ALAVÉS: (5-4-1)

Safka hore: Pacheco; Vigaray, Navarro, Laguardia, Ely, Duarte; Rolán, Wakaso, Pina, Jony; Bastón.

Keydka: Sivera, Martín, Marín, García, Brasanac, Twumasi, Guidetti.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close