Shaxda rasmiga ah kulanka La Liga ee kooxaha Barcelona Vs Real Sociedad

(La Liga) 20 Abriil 2019. Kooxaha Barcelona Vs Real Sociedad ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan horyaalka La Liga ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Barcelona Vs Real Sociedad:

Barcelona XI: Stegen, Semedo, Pique, Lenglet, Jordi Alaba, Rakitic, Arthur Melo, Vidal, Ousmane Dembele, Messi, Suarez.

Real Sociedad XI: Rulli, Zaldua, Llorente, Elustondo, Munoz, Pardo, Elorza, Oyarzabal, Merino, Juanmi, Willian Jose.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close