Day: April 20, 2019
-
Spain
Kooxda Barcelona oo guul wax ku ool ah ka gaartay dhigeeda Kooxda Real Sociedad +Sawiro
( Spain) 20 Abriil 2019 Kooxda Barcelona ayaa guul daro 2-1 dhabarka u saarisay Kooxda Real Sociedad kulan ka tirsan…
Read More » -
Italy
Kooxda Juventus oo noqotay Championka horyaalka Serie A markoodii 8-aad oo xiriir ah kaddib guul ay ka gaareen Fiorentina +SWiro
( Italy) 20 Abriil 2019 Kooxda Juventus ayaa guul 2-1 ah ka gaartay Kooxda Fiorentina iyaga oona noqday markii sideedaad…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka La Liga ee kooxaha Barcelona Vs Real Sociedad
(La Liga) 20 Abriil 2019. Kooxaha Barcelona Vs Real Sociedad ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan…
Read More » -
Italy
“Cristiano Ronaldo waa dhibaatada ugu weyn ee Dybala ku heysata kooxda Juventus”
(Italy) 20 Abriil 2019. Halyeeyga reer Talyaani ee Andrea Pirlo ayaa wareysi uu ku bixiyay shabakada caanka ah ee “Sky Sports”…
Read More » -
England
RASMI: Liiska musharixiinta abaalmarinta ciyaaryahanka ugu fiican Premier League oo la shaaciyay & Moxamed Saalax oo laga reebay
(England) 20 Abriil 2019.Xiriirka kubadda cagta ee dalka England (FA-ga) ayaa shaaciyay liiska ugu dambeeya ee musharixiinta abaalmarinta ciyaaryahanka ugu…
Read More » -
England
Kooxda Man City oo mar kale cagaha u laabtay kooxda Tottenham misane dib ugu soo laabtay hogaaminta horyaalka + Sawiro
( England) 20 Abriil 2019 Kooxda Man City ayaa gool iyo waxba kaga adkaatay Kooxda Tottenham kulan ka tirsanaa horyaalka…
Read More » -
England
RASMI: Kulamada ka harsan Premier League oo isbadel lagu sameeyay….(Maxay tahay Sababta??)
(England) 20 Abriil 2019. Premier League ayaa shaaciyay in isbadel lagu sameeyay dhowr kulan oo la ciyaari lahaa usbuucyada soo…
Read More » -
Champ' League
“Sida kaliya oo aad Messi ku celin kartaan waa…”. – Mourinho oo dar-daarankaan siiyay Liverpool
(Europe) 20 Abriil 2019. Liverpool iyo Barcelona ayaa isu beegmay semi-final ka Champions League kulan ay wada sugayaan bahda ciyaaraha…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Premier League ee kooxaha Man City Vs Tottenham
(England) 20 Abriil 2019. Kooxaha Man City Vs Tottenham ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan horyaalka…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo dhagaysanaysa dalabyada u imaanaya Romelu Lukaku
(Manchester) 20 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay dhagaysan doonto dalabyada u imaanaya ciyaaryahankeeda…
Read More »