Shaxda rasmiga ah kulanka Europa League ee kooxaha Napoli Vs Arsenal

(Yurub) 18 Abriil 2019. Kooxaha Napoli Vs Arsenal ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan tartanka Europa League ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Napoli Vs Arsenal:

Napoli XI: Meret; Maksimovic, Chiriches, Koulibaly, Ghoulam; Callejon, Allan, Zielinski, Fabian Ruiz; Insigne, Milik.

Arsenal XI: Cech; Sokratis, Koscielny, Monreal; Maitland-Niles, Torreira, Xhaka, Kolasinac; Ramsey; Aubameyang, Lacazette.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close