ARAG: Wixii uu xalay sameeyay Van Dijk markii uu Maxamed Saalax…….+Sawirro

(England) 18 Abriil 2019. Liverpool ayaa si sahlan ugu soo gudubtay wareega afar dhammaadka Champions League kaddib markii ay FC Porto uga adkaatay 6-1 isku cel celis labada lug ee wareega sideed dhammmaadka.

Maxamed Saalax ayaa dhaliyay goolka labaad ee ciyaartii xalay ay afarta gool ku adkaadeen, balse isla markii uu lugta ku dhigay kubbada inta uusan xitaa dhalin goolka waxaa sii dabaal degay Van Dijk, malaha kalsooni badan ayuu ku qabaa xiddiga reer Masar.

Kaamirooyinka ayaa soo qabtay daafaca reer Holland oo labada gacmood kor u taagaya isagoona ku dabaal degaya meel aan xitaa u dhaweyn goolka Porto markii uu Saalax lugta ku dhigay kubbada.

DAAWO SAWIRRO:

Virgil van Dijk

Virgil van Dijk

Virgil van Dijk

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close