Day: April 18, 2019
-
England
Kooxaha Arsenal iyo Chelsea oo iska xaadiriyey wareega afar dhamaadka tartanka Europa League +Sawiro
( Yurub) 18 Abriil 2019 Kooxda Arsenal ayaa guul kale oo labaad ka gaartay Kooxda Napoli kulanka lugta labaad ee…
Read More » -
Wararka
Shaxda rasmiga ah kulanka Europa League ee kooxaha Chelsea Vs Slavia Prague
(Yurub) 18 Abriil 2019. Kooxaha Chelsea Vs Slavia Prague ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan tartanka…
Read More » -
Wararka
Shaxda rasmiga ah kulanka Europa League ee kooxaha Napoli Vs Arsenal
(Yurub) 18 Abriil 2019. Kooxaha Napoli Vs Arsenal ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan tartanka Europa…
Read More » -
Champ' League
Hooyada dhashay Cristiano Ronaldo oo shaaca ka qaaday waxa uu Wiilkeedu u sheegay kaddib markii uu ka soo haray Champions League
(Turin) 18 Abriil 2019. Marka aad dhibaatooto ama murugo xun kula soo deristo qofka ugu horreeya ee aad ku carartaa…
Read More » -
England
Mohamed Salah: “Dalalka Islaamku waa inay ixtiraamaan Dumarka waxayna mudan yihiin in la siiyo xushmad ka badan inta ay haatan helaan”
(Liverpool) 18 Abriil 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Liverpool iyo xulka Masar ee Mohamed Salah ayaa ugu baaqay dalalka Islaamku…
Read More » -
Champ' League
SHAXDA ISBUUCA EE UCL: 11-ka xiddig ee ugu bandhigga fiicnaa isbuucan Champions League oo la shaaciyey
(Yurub) 18 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey shaxda kooxda isbuuca ee Champions League ama 11-ka ciyaaryahan ee ugu bandhigga wanaagsanaa…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta laacibka isbuuca ee Champions League oo lagu dhawaaqay
(Yurub) 18 Abriil 2019. Waxaa la shaaciyey ciyaartoyda ku tartami doona abaal-marinta laacibka Isbuuca ee Champions League kaddib markii xalay…
Read More » -
Champ' League
Imise gool ayuu Lionel Messi ka dhaliyey kooxaha Ingiriiska, horayse gool ma uga dhaliyey kooxda Liverpool oo ay isku beegmeen?
(Yurub) 18 Abriil 2019. Waxaa soo dhammaystirmay afarta kooxood ee u soo baxday afar dhammaadka Champions League habeenkii xalay, waxaana…
Read More » -
Champ' League
Taariikhda la ciyaari doono kulammada afar dhammaadka Champions League oo la shaaciyey… (Goorma ayey is qaban doonaan Barcelona iyo Liverpool?
(Yurub) 18 Abriil 2019. Waxaa xalay la xaqiijiyey oo dhammaystirmay afarta kooxood ee u soo baxday afar dhammaadka Champions League,…
Read More » -
Spain
“Messi wuxuu sameeyaa wax aan qof kale sameyn karin” – Carlos Tevez
(Yurub) 18 Abriil 2019. Laacibka waayeelka ah ee reer Argantina Carlos Tevez ayaa amaan kala dul dhacay xidiga ay isku dalka…
Read More »