Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League  ee kooxaha Manchester City Vs Tottenham Hotspur

(Yurub) 17 Abriil 2019. Kooxaha Manchester City Vs Tottenham Hotspur ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan tartanka Champions League  ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Manchester City Vs Tottenham Hotspur:

Man City: Ederson, Walker, Kompany, Laporte, Mendy, Gundogan, Silva, De Bruyne, Bernardo, Sterling, Aguero

Tottenham: Lloris, Trippier, Alderweireld, Vertonghen, Rose, Wanyama, Sissoko, Eriksen, Alli, Son, Moura.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close