Ma ogtahay in safkii xalay ee kooxda Ajax oo dhan uu kaga safasho badan Cristiano Ronaldo tartanka Champions League inkastoo ay reebeen!?

(Turin) 17 Abriil 2019. Juventus ayaa guuldarro 2-1 xalay kala kulantay kooxda car carka ah ee Ajax iyadoo goolka qura ee ciyaarta uu u dhaliyay Juve, Cristiano Ronaldo.

Cristiano Ronaldo ayaa markii ugu horreysay tan iyo 2010 ku soo haray wareega Sideed dhammaadka Champions League.

Haddaba Kabtanka Portugal ayaa kaga safasho badan tartanka Champions League guud ahaan marka la isku daro safkii xalay garoonka ugu soo bilowday kooxda Ajax inta ay dheeleen tartankan.

CR7 waxa uu saftay tartanka Champions League 162 kulan, halka kooxdii xalay reebtay ee reer Holland, Ajax safkii garoonka ugu soo bilowday ay tartankan ka soo muuqdeen kulankii Juve 149 kulan.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close