DAAWO SAWIRRO: Qalbi-jabkii xalay ku dhacay Cristiano Ronaldo maadaama uu markii ugu horreysay….

(Europe) 17 Abriil 2019. Cristiano Ronaldo ayaa markii ugu horreysay tan iyo 2010 ku soo haray wareega Sideed dhammaadka Champions League.

Juve ayaa guul darro 2-1 kala kulantay kooxda car carka ah ee Ajax iyadoo goolka qura ee ciyaarta uu u dhaliyay Ronaldo.

Haddaba waxaa sawirro laga soo ururiyay qalbi jabka Ronaldo maadaama uu markii ugu horreysay gaari waayay wareega afar dhammaadka ee CL tan iyo 2010.

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close