Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League  ee kooxaha Juventus Vs Ajax

(Yurub) 16 Abriil 2019. Kooxaha Juventus Vs Ajax ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan tartanka Champions League  ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Juventus Vs Ajax:

Juventus XI: Szczesny; De Sciglio, Rugani, Bonucci, Alex Sandro; Emre Can, Pjanic, Matuidi; Bernardeschi, Ronaldo, Dybala.

Ajax XI: Onana; Mazraoui, De Ligt, Veltman, Blind; Schöne, Frenkie De Jong, Van de Beek; Neres, Ziyech, Tadic.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close