Day: April 16, 2019
-
Champ' League
Kooxaha Manchester united iyo Juventus oo laga cirib tiray Champions league halka kooxaha Barcelona iyo Ajax ay u gudbeen wareega xiga +Sawiro
( Yurub) 16 Abriil 2019 Kooxda Barcelona ayaa cashar u dhigatay Kooxda Manchester United kulanka lugta labaad ee wareega sideed…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Son Heung-min oo 130,000 oo dollar ugu deeqay dad dhibaneyaal u noqday dab kacay
(London) 16 Abriil 2019. Son Heung-min oo ka tirsan kooxda Tottenham ayaa 130,000 oo dollar waxa ay uu ugu deeqay…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Juventus Vs Ajax
(Yurub) 16 Abriil 2019. Kooxaha Juventus Vs Ajax ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan tartanka Champions League…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Barcelona Vs Manchester United
(Yurub) 16 Abriil 2019. Kooxaha Barcelona Vs Manchester United ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan tartanka Champions…
Read More » -
Uncategorized1
RASMI: Weeraryahan Mario Balotelli oo ku guuleystay abaal-marinta laacibka…
(Marseille)16 Abriil 2019. Weeraryahanka kooxda Marseille ee ka dhisan Waddanka Faransiiska, Mario Balotelli ayaa ku guuleystay abaal-marinta laacibka bisha. Mario…
Read More » -
England
“Hal shillin oo aan bixinaynaa ma jirto” – Waxaa sidaas sheegtay kooxda Cardiff kaddib Geeridii ku timid Emiliano Sala
(Cardiff) 16 Abriil 2019. Weli waxaa taagan is mari waa u dhexeeya kooxaha Nantes iyo Cardiff City ee ka kala…
Read More » -
Afrika
Garsoorka kubadda cagta Soomaaliya oo bilaabay isticmaalka Aaladda GPS-ka..+ Sawirro
(Muqdisho)16 Abriil 2019. Garsoorka kubadda cagta Soomaaliyeed oo uu todobaadkan tababar aqoon kororsi uga socdo magaalada Muqdisho ayaa maanta garoonka…
Read More » -
Spain
Xubinta maanta oo kale maxaa ka dhacay K/cagta oo aan ku soo qaadanayno shan sano ka hor markii ay Real Madrid ka qaaday Barcelona Copa del Rey
(Madrid) 16 Abriil 2019. Aqristayaasheenna sharafta leh ku soo dhowaada xubinta maanta oo kale maxaa ka dhacay kubadda cagta, waxaana…
Read More » -
England
“Iyaga iyo Innaguba waan u qalannaa ku guuleysiga Premier League.”.
(England) 16 Abriil 2019. Liverpool iyo Manchester City ayaa ku jira dagaalankii ugu xooganaa sidii ay ugu guuleysan lahaayeen horyaalka…
Read More » -
England
Maxamed Saalax oo Sharaxaad ka bixiyay Dabaal degii uu ku sameeyay Chelsea
(England) 16 Maarso 2019. Maxamed Saalax ayaa Chelsea ku sameeyay dabaal deg aan looga baran kaddib gool gantaal ah uu…
Read More »