Shaxda rasmiga ee kooxaha Liverpool iyo Chelsea oo lagu dhawaaqay… (Yaa ku soo bilowday kulanka ka dhacaya Anfield?)

(Liverpool) 14 Abriil 2019. Waxaa lagu dhawaaqay safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Chelsea.

Blues ayaa booqanaysa garoonka Anfield halkaasoo ay kulan ka tirsan horyaalka Premier League maqribkii kula ciyaari doonto Liverpool.

Klopp safkii hore waxaa hoggaaminaya Salah, Firmino iyo Mane, halka Sarri uu safkii hore ku soo bilaabay Willian, Hazard iyo Hudson-Odoi.

Giroud iyo Higuain ayaa fadhiya kursiga keydka kooxda Chelsea kulankan.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka ay ku soo geli doonaan Reds iyo Blues:-

Safka hore ee Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Matip, Van Dijk, Robertson; Fabinho, Henderson, Keita; Salah, Firmino, Mane.

Safka hore ee Chelsea: Kepa; Azpilicueta, Rudiger, Luiz, Emerson; Kante, Jorginho, Loftus-Cheek; Willian, Hazard, Hudson-Odoi.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close