Day: April 14, 2019
-
England
Kooxda Liverpool oo wiiqday awoodii Chelsea misane cadeysay in ay wali u taagantahay hanashada horyaalka Premier League +Sawiro
(England) 14 Abriil 2019 Kooxda Liverpool ayaa guul micno badan ugu fadhisa oo 2-0 ka gaartay Kooxda Chelsea oo uu…
Read More » -
England
Kooxda Man City oo guul ay u riyaaqeen ka gaaray Kooxda Crystal Palace +Sawiro
( England) 14 Abriil 2019 Kooxda Manchester City ayaa guul muhiim u aheyd ka gaartay Kooxda Crystal Palace kulan ka…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ee kooxaha Liverpool iyo Chelsea oo lagu dhawaaqay… (Yaa ku soo bilowday kulanka ka dhacaya Anfield?)
(Liverpool) 14 Abriil 2019. Waxaa lagu dhawaaqay safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Chelsea.…
Read More » -
Uncategorized1
Arsenal oo si layaab leh ugu dhaqaaqaysa difaaca kooxda Tottenham ee Toby Alderweireld
(London) 14 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay u dhaqaaqayso soo xero gelinta difaacana naadiga…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo wiideeyeyaal u dirsatay Zlatan-ka cusub
(London) 14 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo warinayaa inay dad u soo wiideeya u dirsatay xiddiga…
Read More » -
England
Manchester United oo xilka Kabtannimo ee kooxda u bandhigaysa Paul Pogba si ay u soo gabagabayso xiisaha Real Madrid
(Manchester) 14 Abriil 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay dalab kabtannimada kooxda ah hordhigi doonto…
Read More » -
England
HORDHAC : liverpool VS Chelsea? Miyey Chelse mar kale ciil kaambo iyo cuqdad ay ku beeri kartaa Reds? iyada oo la ogaa in ay jalaafo u dhigeen iyaga oo ku haminaya hanashada horyaalka
( England) 14-Abriil 2019 Kooxda Liverpool ayaa kulan micno weyn ugu fadhiya ku marti qaadi doonta tiyaatarkeeda weyn ee Anfield…
Read More » -
England
HORDHAC :Crystal Palace VS Man City? Xogta kulanka iyo xaqiiqooyinka laga diwaan giliyey ciyaarta
( England) 13 Abriil 2019 Kooxda Manchester City ayaa garoonka Selhurst Park kula bara tami doonta Kooxda Crystal Palace oo…
Read More »