Day: April 13, 2019
-
England
Kooxda Manchester United oo guul wax ku ool ah ka gaartay West Ham+Sawiro
( England) 13 Abriil 2019 kooxda Manchester United ayaa guul muhiim aheyd ka gaartay Kooxda West Ham kulan katirsanaa horyaalka…
Read More » -
Spain
Kooxda Barcelona oo bar-baro la dhaafi weyday kooxda yar ee SD Huesca +Sawiro
( Spain) 13-Abriil 2019 kulan ciyaareedkii u dhexeeyey kooxaha SD Huesca iyo Barcelona ayaa ku dhamaadat bar-baro gool la’an ah…
Read More » -
Italy
Kooxda Juventus oo guul-darro aysan fileyn kala kulantay Kooxda SPAL + Sawirro
( Italy) 13 Abriil 2019 Kooxda Juventus ayaa guul daro xanuun badan kala kulantay Kooxda Spal kulan ka tirsanaa horyaalka…
Read More » -
Soomaaliya
Rikoorradii laga diiwaan geliyey wajiga horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya oo la soo gabagabeeyey
(Muqdisho) 13 Abriil 2019. Waxaa la soo gabagabeeyey wajiga hore ee horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya, haddaba waxaan idinla wadaagi…
Read More » -
Soomaaliya
Tartankii Iskuullada ee GOOL FM Cup oo la soo gabagabeeyey… + SAWIRRO
(Muqdisho) 13 Abriil 2019. Waxaa la soo gabagabeeyey tartankii Iskuullada ee ay qabanaysay Idaacadda Gool FM, kaasoo loo bixiyey GOOL…
Read More » -
England
Giroud oo si kulul u cambaareeyay falkii cunsurinnimada ahaa ay taageerayaasha Chelsea kula kaceen Saalax
(England) 13 Abriil 2019. Weeraryahanka reer France ee kooxda Chelsea Olivier Giroud ayaa ka hadlay dhacdadii nasiib darrada ahayd uu la…
Read More » -
Champ' League
Guardiola oo jawaab ka bixiyay hadal uu sheegay Gündoğan, kadib guuldaradii Tottenham Hotspur
(England) 13 Abriil 2019. Macalinka kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa jawaab ka bixiyay hadal kasoo yeeray xidigiisa khadka dhexe…
Read More » -
Champ' League
Jose Mourinho oo doortay ciyaaryahankii ugu fiicanaa kooxda Manchester United kulankii Barcelona
(Yurub) 13 Abriil 2019. Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa falaqeeyay kulankii lugta koowaad ee wareega siddeed dhamaadka tartanka Champions…
Read More » -
England
Ciyaaryahan hore ee kooxda Chelsea ah oo saadaal ka bixiyay mustaqbalka Eden Hazard
(England) 13 Abriil 2019. Ciyaaryahankii hore kooxda Chelsea ee Jimmy Floyd Hasselbaink ayaa saadaaliyay mustaqbalka xidiga reer Belgian ee Eden…
Read More » -
Spain
“Waxaan rajeynayaa in Barcelona aysan ku guuleysan doonin Champions League” – Vázquez
(La Liga ) 13 Abriil 2019. Xidiga khadka dhexe kooxda Real Madrid ee Lucas Vázquez ayaa wareysi uu bixiyay waxaa daabacay…
Read More »